Dowladaha Soomaaliya iyo Brunei oo gaaray heshiis iskaashi (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federalka Somalia Fardawso Osman Cigaal ayaa kulan la qaadatay Wasiirka Gaadiidka ee boqortooyadda Brunei Mudane Dato Seri Setia Shamhary. Labada wasiir ayaa kulankooda waxa ay uga wada hadleen iskaashi dhax mara labada Wasaaradood, sidoo kale ka wada shaqeeyaan fursadaha dhinacyada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee labada waddan. Kulanka … Continue reading Dowladaha Soomaaliya iyo Brunei oo gaaray heshiis iskaashi (Sawirro)